love

songs

in motion

Hoteellaada

Vocals by Hodan Cabdiraxmaan Dheere, lyrics by Laabsaalax

Translation by Abdihakim Omer and Christina Woolner

Although I have been
Shoulder to shoulder to you
For many years;
My mind told me stop loving you

You made a mistake
Yet you want me to apologize you;
I devoted myself to you but
You are in different states all the time
My intention is legal marriage but
You like love affairs

Don’t take me to hotels
Don’t influence me badly
And cause me to lose my girlhood
When you quench your need
Don’t tell me to go away

There are so many bashful girls who
Were surrounded with courtesy and
Have not married
Men spoiled their lives

You disrespected women
Your wrongdoings
Or your actions
You have never acknowledged
Soon marriage
You men
[Will be] your sole responsibility

Inkastoon guyaal
Garaabkaaga taagna
Saw garaadku ima odhan
Caashaqaba ka gudub

Adigoo gafaad
Igaraw i leedahay
Anoo kuu go aad
Hadba galinba cayntahay
Anoo guur u
Jeedaad adna gaabsi jeceshay

Hay geyn hoteellada
Hay galaafanoo
Ha i seejin gabadhnimo
Markaad iga gun-gaadhana
Durba gooso hay odhan

Inta gabadh xishood
Edeb lagu galadayee
Guur way-dayee
Ragu galalafaa badan

Idinka gafiyo
Waxaad gaysataan
Ama aad gudaan
Marna kaba garaabine
Dhawan-guurku
Idinkuu ragaw
Gaar idin helay