love

songs

in motion

Aamina Amiisha

Vocals by Maxamed BK

Translation by Abdihakim Omer and Christina Woolner

Conduct, bashfulness,
Courtesy, obedience,
Patience, faith and intelligence,
According to all these traits
Human being are not same.

Your compassion, humanity
And divine characteristics, my mouth cannot summarize your praise which
Allah bestowed to you Amina.

The eyes stare only at you
And cry producing tears for tenderness
Appear near them

Aamina Aamina Amiisha

Lucky, well-dressed, beauty,
Tells the truth and
Cares for me
Be a woman who ever cares
For kids and house,

Be patient be patient

The eyes stare only at you
And cry producing tears for tenderness
Appear near them

Aklaaqada xishoodka asluubta
Adeeca dulqaadka limanka
Aadmiga kamaa sinaa aqoonta

Araxankiyo dadnimiyo abuurta
Afkaygu ma kobo amaantada
Ilaah kugu saday aamiina

Indhaha kaligaa ku eegta
Ilmana naxariisa la ooyo
Agtooda ka muuqa amiishaay

Aamina aamina amiisha

Ayaanka hubqaadka ilwaadka
Odhaahada runteeda abaarta
Ogaata dantayada asteesa
Ubudka aqalkiyo dhigtiisa
Oorida waligeed adkhaysa

Ahow samirkana ogaata

Indhaha kaligaa ku eegta
Ilmana naxariisa la ooyo
Agtooda ka muuqa amiishaay