love

songs

in motion

Dhakac-dhakac

Vocals by Farxiya Kaba-Yare, words/melody/music unconfirmed

Translation by Abihakim Omer and Christina Woolner

You can never have enough love 
It spreads in the bones and marrow
It moves in the food pipe
Blood and heart

I wait for you like rain drops
I feel mercy for you as if you are my son
I protect you from problems and anger

Dhaame, you planted love in me
I am proud of you
You are the doctor of love
you can cure the wound

My ears listen to only you
My eyes look only at you
Welcome
Come to my lap
the play the play
let us play dhakac dhakac
let us play hide and seek

Caashaqu weligii lagama dhergoo
Dhuuxiyo lafahuu u dhaadhacaa
Dhuunta cuunadu ay martiyo
Dhiigiyo wadnahuu dhex socdaa

Sida dhibic roob baan kuu dhawraa
Sida wiil aan dhalaay kaaga naxaa
Dhibtiyo ciilkaan kuu diidaa

Dhammow caashaqa adda igu beeray
Dhabtii adigaan kugu dhaataa
Dhaktarkii jacaylkana adiga ahow
Boogtani adigaa dhayi karee

Dhegahaygu aday ku maqlaan
Indhahayguna aday ku dhugtaan
Soo dhawow
Dhabta aan ku saaree
Dheesha dheesha
Dhakac dhakac aan dheelnee
Dhuumashow aan dheelnee