love

songs

in motion

Yabaal

Vocals by Khadra Daahir, words by Xasan Ganey. Melody unconfirmed.

Translation by K. Hassan and Christina Woolner

I look for you
Still trace you
You who forced me to nag
And wail with resentment
Aa aa
The certainty
In our hearts
You breached the contract

Where does this worry come from?
Where is it calling you from?
Why are you upset?
Why do you frustrate me?

I have found you
And failed to have you
And you destroyed
The hope of good will

O, my God!
And I am sitting
Sitting [downcast] in a [desolate] place From which even the birds have flown

Adigaan ku yeedshaa
Ku yaboohiyaa weli
Yuuskana aday baray
Yablas-ciille igu riday
Aa aa
Adiguna yaqiintii,
Qalbigeenni wada yiil
Ayaad yeelaha u goysee

Xaggee buu yabaal?
Kaaga yeedhayood?
U yahoonsan tahay?
Iga yaabsatee?

Adigaan ku yeeshoo
Kuna yeelan waayoo
Adiguna yuhuuntii
Yacaygeedii dumisaye

Hayaa, Alle wey!
Anna waxaan yaxoobaa
Wali yuururaa meel
Shimbiruhu ka yaaceen